Guddiga Doorashada Hirshabelle oo shaaciyay magacyada xulista ergada 3 kursi

Guddiga doorashada Hirshabelle ayaa soo bandhigay Guddiga Xulista ergada saddex kursi oo ka mid ah kuraasta doorashadooda tahay Beledweyne.

Saddexdan kursi ee la shaaciyay ayaa kala ah Hop#109,Hop#074 iyo Hop#008.
Kuraastan ayaa waxaa hore ugu fadhiyay afartii sano ee la soo dhaafay

Hop#109 Cabdifatax Qaasim Maxamuud
Hop#074 Cabdulaahi Colaad Rooble
Hop#008 Xuseen Cabdi Cilmi

Halkan hoose ka aqriso magacyada soo xulaya ergada ee kuraasta la shaaciyay.

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More