Hirshabelle oo shaacisay Guddiga soo xulaya doorashada 3 Kursi

Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabelle ( SEIT) ayaa shaaciyay magacyada odoyaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada kurstooda hoos ku xusan.

✅HOP#010
✅HOP#030
✅HOP#066

Hase yeeshee lama oga xilliga la qaban doono doorashada 3dan kursi. Iyadoo hore loo shaaciyay in doorashada kuraasta Beledweyne la soo gabagabeynayo 9ka bishan.

Balse waxaa jira khilaaf u dhexeeya madaxda sare ee Hirshabelle.

 

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More