Jadwalka lix kursi oo doorashadeedu ka dhacaysa Beledweyne oo la shaaciyay

Guddiga Maamulka doorashada Hirshabelle SEIT ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magaalada Baladweyn.

Kuraasta la shaaciyay ayaa waxaa ka mid ah kursiga uu hore ugu fadhiyay Faarax Sheekh Cabdqaadir oo la sheegay in dalka dibadiisa uu ku maqan yahay.Doorashada lixdan kursi ayaa la qorsheeyay inay dhacdo 20ka bishan Febraayo 2022.
Halkan hoose ka aqriso jadwalka kuraastan;

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More