Kudhowaad 10 Shabaab ah oo lagu dilay dalka Kenya
May 02 (Jowhar.com)-Ugu yaraan lix qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa Arbacadii shalay lagu dilay weerar gaadmo ah oo ciidamada ammaanka eew Kenya ay ku qaadeen deegaanka Kumba ee gobolka Lamu. !--more-->…