Jubbaland oo shaacisay Magacyada Ergada soo xulaysa 7 kursi oo lagu dooranayo Ceel Waaq

April 20 (Jowhar.com) -Guddiga doorashooyinka Jubbaland ayaa shaaciyay liiska Oday dhaqameedyada iyo xubnaha bulshada rayidka ee soo xulaya ergooyinka dooranaya 7 kursi oo ka mid ah kuraasta dhawaan loo wareejiyay in doorashadoodu ka dhacdo magaalada CeelWaaq ee gobolka Gedo.
Kuraastan ayaa waxaa ay ka mid yihiin illaa 16 kursi oo lagu wado in dhawaan doorashadoodu ay ka dhacdo magaalada Ceel Waaq.

Xildhibaanadii hore ugu fadhiyay kuraastan ayaa waxaa ay kala yihiin;

HOP078 Waxaa hore ugu fadhidey Sacdiyo Muuse Cabdulahi

HOP091Waxaa hore ugu fadhiyay Aadan Isaaq Cali
HOP087 Waxaa hore ugu fadhiyay Maxamed Cali Xuseen
HOP065 Waxaa hore ugu fadhiyay Jibriil Cabdirashiid Xaaji
HOP117 Waxaa hore ugu fadhiyay Hashim Nuur Aden
HOP119 Waxaa hore ugu fadhiyay Cabdulahi Abuukar Xaaji
HOP110 Waxaa hore ugu fadhiday Sagal C/saq Biixi.
HOP110 Waxaa hore ugu fadhiday C/siis Cabdulaahi Yuusuf

Akhriso Magacyada Guddiga soo xulaya ergooyinka 7da Kursi;

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More