Ogeysiis Shaqo: Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka waxay ogeysiineysaa  inay u baahan tahay caawiyeyaal.

 

Young graduate Internship 

Wasaaradda Caddaaladda & Arrimaha Dastuurka Waxay u baahan tahay la tabarayaal AMA caawiyaal mudo kooban ah ilaa 8 qofood

Documents waxaa lagu soo diraa

Info@moca.gov.so

Copy AMA CC finance@moca.gov.so

Daedline 25 October 2022.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More