Zelensky: Ma jiro go’aanno ku saabsan Ukraine iyada oo aan laga soo gelin Kyiv iyo Yuru
Feb 15 (Jowhar)-Madaxweyne Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in Ukraine aysan marnaba aqbali doonin heshiisyo nabadeed oo la sameeyo iyaga oo aysan ku lug laheyn ama ka danbeyn - fariin cad oo ku socota madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo…
Xamaas ayaa ku dhawaaqay in ay sii daayeen saddex nin oo loo qorsheeyay berri
Feb 15 (Jowhar)-Kooxaha Xamaas ee Gaza ayaa ku dhawaaqay inay doonayaan inay sii daayaan saddex la haystayaal berrito, ka dib shuruudaha lagu dejiyay heshiiskii xabbad joojinta ee Israel.
Hamas Announces Release of Three Gaza Hostages Scheduled for Tomorrow
Militant groups in Gaza have announced their intention to release three hostages tomorrow, following the terms established in the ceasefire agreement with Israel.
Close to 10,000 Employees Laid Off as Trump and Musk Intensify Job Cuts
The initiative led by President Donald Trump and his advisor Elon Musk to significantly reduce the US federal bureaucracy has escalated, resulting in the termination of over 9,500 employees who were responsible for various tasks, ranging…
Zelensky: No Decisions on Ukraine Without Input from Kyiv and Europe
President Volodymyr Zelensky has stated that Ukraine will never agree to any peace agreements made without its involvement or behind its back - a clear message directed at US President Donald Trump as he seeks to bring the conflict with…
Jabuuti oo ku guuleysatay xilka gudoomiyaha Midowga Afrika
Feb 15(Jowhar)Maxamuud Cali Yusuf ayaa ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika, kaddib doorasho adag oo goordhow ku soo gabagabowday Xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa.
Madaxweyne Xasan oo ka qeyb galay furitaanka meertada 38aad ee Midowga Afrika
Feb 15(Jowhar)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka Meertada 38-aad ee shirka Madaxda Dowladaha iyo Hoggaamiyeyaasha dalalka Midowga Afrika, oo ka socda magaalada Addis…
Maxkamadda gobolka Banaadir oo u yeertay Hanti-dhowraha Qaranka oo danbiyo culus loo heysto
Feb 15(Jowhar)Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa u yeertay Hantidhowraha guud ee Qaranka Axmed Ciise Guutaale.
Jubaland oo howlgal ku qabatay sarkaal ka tiraan kooxda Al-Shabaab
Feb 15 (Jowhar) Hawlgal ay Ciidanka Jubaland ka fuliyeen Deegaanka Lafo-gari oo hoos yimaada Dagmada Dhoobley ayaa lagu Soo qabtay sarkaal lagu magacaabo Macalin Maxamed oo horjoogee ka ahaa Maxkamad ay tuuladaasi ku leheyd kooxda…
Assessing Ireland’s Concerns Over Trump’s ‘Fair’ Tariffs Proposal
How concerned should Ireland - and the broader EU - be regarding the "fair and reciprocal plan" for tariffs unveiled by US President Donald Trump?On the surface, the president struck out at numerous Ireland-related issues - including the…