Zelensky: Russia Must Agree to Ceasefire Before Talks
Ukrainian President Volodymyr Zelensky announced that Kyiv is set to engage in discussions with Moscow in Istanbul on May 15, contingent upon Russia's agreement to a 30-day ceasefire starting tomorrow.
Dowladda Soomaaliya oo dib u fasaxday duulimaadyadii aadi jiray Doolow
May 11(Jowhar)Dawladda Soomaaliya ayaa fasaxday diyaaradaha duulimaadyada ee tagaya magaalada Doolow ee gobalka Gedo, cunaqabateyn ay mudo dheer bulshada kuheysay ka dib, waxaana warqada fasaxay qoray Wasiirka Amniga gudaha ee DFS.
Thousands Stuck Indoors in Spain Amid Toxic Chlorine Cloud Emergency
Spanish officials warned over 160,000 residents near Barcelona to remain indoors for nearly seven hours following a fire at an industrial warehouse that released a toxic chlorine cloud across a wide area.
Yaa jabiyay xabad joojintii ay kala saxiixdeen Hindiya iyo Palistan?
May 11(Jowhar) Hindiya iyo Pakistan ayaa midba midka kale ku eedeeyay "xadgudub" saacado ka dib markii labada waddan ay sheegeen inay ku heshiiyeen xabbad-joojin ka dib maalmo ay socdeen weerarro millatari oo xudduudaha ka gudbaya.
Jubaland oo bilowday howlgalo cusub oo ka dhanka ah kooxda Shabaab
May 11 (Jowhar) Ciidanka maamulka Jubbaland ayaa wada howlgallo ballaaran oo ka dhan ah kooxda Al-shabaab, kuwaas oo lagu beegsanayo goobaha ay kaga dhuumanayaan deegaannada Jubbaland.
Trump Considering Suspension of Right to Challenge Detention
A senior official from the White House has indicated that US President Donald Trump, in line with his extensive immigration crackdown, is considering suspending habeas corpus, the fundamental right allowing individuals to contest their…
Russia’s Victory Day: A Reflection of a Fragmented Global Order
Twenty years ago in Moscow's Red Square, former US President George W. Bush sat alongside Russian President Vladimir Putin to commemorate the 60th anniversary of the Soviet Union's victory over Nazi Germany.
India Promises Action Following Pakistan’s Alleged Truce Violation
India has accused Pakistan of breaching a ceasefire agreement, asserting that it is retaliating, just hours after US President Donald Trump indicated that the nuclear-armed neighbors had distanced themselves from the brink of full-scale…
Meksiko Waxay Ka Qaadatay Talaabo Sharci Ah Oo Ka Dhan Ah Google-Ka
May 10 (Jowhar)-Mexico ayaa billowday tillaabo sharci ah oo ka dhan ah Google ka dib markii ay Gacanka Mexico u magacawday 'Gulf of America' isticmaaleyaasha Khariidadaha Google ee gudaha Mareykanka, sida ay sheegtay madaxweyne Claudia…
koox hubeysan oo wiil dhalinyara ahaa caawa ku dishay degmada Afgooye
May 10(Jowhar)Kooxo Bistoolado ku hubeysan ayaa goordhow degmada Afgooye ku dishay wiil dhalinyara ah, kaasoo si weyn looga yaqaanay magaalada.