Duqeymo xooggan oo lala beegsaday Qasa oo khasaare badan dhaliyay
Mar 18 (Jowhar)-Kooxda Xamaas ayaa ku eedaysay ra'iisul wasaaraha Israa'iil, Benjamin Netanyahu, inuu burburiyay heshiiskii xabbad joojinta Qasa.Waxa ay sheegtay in duqeymaha ay Israa’iil xalay ka fulisay Qasa ay su’aal gelineyso!--more-->…