Xogta halka laga soo tuuray madaafiicda saaka lagu soo garaacay xaafado kamid ah Muqdisho
Oct 01 (Jowhar.com)- Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay tiro madaafiic ah oo saaka kusoo dhacay qeybo kamid ah xaafadaha degmooyinka Wadajir, Dharkiinleey iyo Kaxda, kuwaasoo dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawacba…