Vance: Ku soo laabashada Trump ee awoodda waxay tahaay “mid cajiib ah oo madadaalo leh”
Feb 21 (Jowhar)-Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka JD Vance ayaa shaaca ka qaaday in Donald Trump bishii ugu horeysay ee uu ku soo laabtay Aqalka Cad ay ahayd "Jahannamo madadaalo badan," isagoo khudbad ka jeedinayay kulan xamaasad leh oo ay…