Putin oo raaligelin ka bixiyay diyaaradii lagu soo ridey Grozny
Dec 28 ( Jowhar)-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa raaligelin ka bixiyay xaqiiqda ah in diyaaradda Azerbaijan Airlines ay burburtay ka dib markii ay soo gashay hawada Ruushka ee Grozny, Chechnya, Arbacadii, laakiin ma uusan sheegin…
General Asad,Guddoomiye Amiir iyo Guddoomiyaha Saalax oo ka wadahadlay ammaanka caasimada
Dec 28 ( Jowhar)-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, Gudoomiyaha gobolka Banaadir Maxamed Axmed Amiir iyo Gudoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir Saalax Cali Maxamuud ayaa kullan looga hadlayey…
Legacy of Conflict Continues to Evoke Emotions and Anger
The ongoing legacy of Northern Ireland's Troubles continues to loom large, evoking strong emotions and anger.
South Korea Moves to Impeach Interim President
The South Korean parliament has voted to impeach acting president Han Duck-soo.
Madaxweyne Xasan oo ka dagay Jabuuti iyo xogta kulanka Madaxweyne Geelle
Dec 28 ( Jowhar)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti, ka dib martiqaad uu ka helay…
Sheekh Aadan Madoobe oo kukan deg deg ah isugu yeeeay guddiga joogtada ee BFS
Dec 28 ( Jowhar) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga aheyn ee Guddiga Jogtadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka…
Houthi Rebels Declare Missile and Drone Strikes Against Israel
The Houthi movement in Yemen announced that they launched missiles and drones towards Israel, following Israeli airstrikes on Sana'a's international airport and other locations in Houthi-controlled zones.
Israeli Military Intercepts Missile Launched from Yemen
The Israeli military announced that it intercepted a missile launched from Yemen early this morning, just one day after fresh air strikes targeted the Houthi-held capital, Sana'a.
Khasaare culus oo ka dhashay dagaal ka socda gobolka Mudug
Dec 28 ( Jowhar) Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal u dhexeeya laba malayshiya beeleed saaka markale ka dhacay deegaanka Jiicboor ee galbeedka gobolka Mudug.
Golaha Amaanka oo Itoobiya ka reebay ciidanada cusub ee la geynayo Soomaaliya
Dec 28 ( Jowhar) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyey qorshe lagu abuurayo ciidamo cusub oo ka socda Midowga Afrika, kuwaas oo la filayo in ay hawlgallada ka dhan ah kooxda Al-Shabaab bilaabaan bisha January.