Axmed Madoobe oo kulan gaar ah la qaatay xildhibaanada labada aqal ee ku sugan Kismaayo
Nov 10 (Jowhar)-Madaxweynaha Jubbaland ayaa maanta kulan wadatashi ah kula qaatay Xarunta Madaxtooyada Kismaayo Xildhibaannada labada Aqal ee BFS ee deegaan doorashadooda tahay Jubbaland.Kulankan ayaa looga hadlay xaalada siyaasadeed!--more-->…