Ciidamadda Amniga Muqdisho oo gacanta ku dhigay rag hubeysan iyo agab ay wateen
Dec 30 ( Jowhar) Howlgal ay fuliyeen Ciidamada Amniga ee Gobolka Banaadir ayaa lagu soo qabtay 4 eedeysane oo hubeysan.Howlgalkan waxaa sidoo kale lagu soo qabtay 7 Loor oo maan-dooriyaha Xashiishka ah oo ay ka ganacsanayeen, iyadoo!--more-->…