Deni oo gudoomiye ku xigeenka golaha shacabka u diiday iney u safarto magaalada Garoowe
July. 24 (Jowhar.com)-Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya, xildhibaan Sacdiya Yaasiin Samatar, ayaa laga hor istaagay inay u duusho magaalada Garowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland.Xogta aan!--more-->…