Qaar kamid ah Xildhibaanada Jubaland ku metela baarlamaanka oo u duulay magaalada Kismaayo
Nov 04 (Jowhar)-Garoonka diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa saaka ka duushay laba diyaaradood oo ay saaran yihiin xildhibaano ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasoo kusii jeeda magaalada Kismaayo.!--more-->…