Dowladda Soomaaliya oo dalka ka ceyrisay Kusimaha Safiirka Itoobiya
Oct 29 (Jowhar)-Wasaaradda Arrimaha dibada Soomaaliya ayaa ceyriday oo warqada PNG u jartay Kusimaha Safiirka Itoobiya u fadhiyay Soomaaliya, gaar ahaana wakiilkii Muqdisho, waxaana lagu eedeeyey xadgudubyo ka dhan ah madax banaanida…