Soomaaliya oo loo ansixiyey Mashruuc Ku kacaya $100 Milyan
Oct 23 (Jowhar)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimillada Soomaaliya Amb Khadija Mohamed Al-makhzoumi iyo wafdi ay hogaamineyso ayaa ka qeybgalay Kalfadhiga 40aad ee Guddiga Sare ee Sanduuqa Green Climate Fund.Kalfadhigan!--more-->…