Wasiirka Batroolka Soomaaliya oo cudur daar ka bixiyay Sawirka Khariiradii lasoo bandhigay
Okt 26 (Jowhar)-Wasiirka Batroolka C/risaaq Cumar Maxamed ayaa cudur daar ka bixiyay Sawirka Khariiradii lagu soo bandhigay Munaasabaddii soo dhoweynta Markabka Oruc Reis, kaasoo uu ku tilmaamay cillad farsamo.
WHO Reports: Three Health Workers Injured and Dozens Detained at Hospital in Northern Gaza
The World Health Organization has announced that it has re-established communication with staff at the besieged Kamal Adwan hospital in northern Gaza, confirming that three health workers sustained injuries and 44 were detained.
Israel Targets Iranian Military Sites; Tehran Claims Damage Is ‘Limited’
This morning, Israel targeted military sites in Iran, asserting that it was responding to Tehran's missile assault on Israel earlier this month, marking the latest escalation in the ongoing conflict between the heavily armed adversaries.
XOG: Kulan qarsoodi ah oo Axmed Madoobe iyo William Ruto ku dhexmaray magaalada Eldoret
Okt 26 (Jowhar)- Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa saaka dib ugu laabtay Kismaayo, kaddib safar hal cisho ah oo uu shalay ku tagay dalka Kenya.
Deni oo si adag uga falceliyay talaabo ay qaaday dowladda Soomaaliya
Okt 26 (Jowhar)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Deni oo ka hadlayay khariirada ay sii deysay dawladda Faderaalka ayaa ku sifeeyey ficilada MAP-ka la baahiyey ee katimid DFS in ay muujinayso, hurinta colaado iyo dhiilo cusub, gaar…
Israel oo weerar culus oo dhanka cirka ah ku qaaday iran
Okt 26 (Jowhar)-Israej ayaa sheegtay in ay aroornimadi hore ee Sabtida maanta ah weerar cirka ah ku qaadday saldhigyo millatari oo ay ku yaalla dalka Iran, weerarkaas oo ay sheegtay in ay uga aargudaneyso duqeymihi cuslaa ee ay Iran ku…
Israel states that the strike resulting in reporters’ deaths is being evaluated.
The Israeli military has stated that an airstrike which resulted in the deaths of three journalists in southern Lebanon is currently "under review", asserting that the operation targeted Hezbollah militants.
Russian Troops Seize Two Villages in Eastern Ukraine
According to Russia's Defence Ministry, Russian troops have taken control of the villages of Serebrianka and Mykolaivka in Ukraine's eastern Donetsk region, with military blogs indicating Russian progress near crucial frontline towns.
Munaasabad lagu soo dhaweynayo Markabka ORUC REIS oo Dekeda Muqdisho lagu qabtay
Oct 25 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kaga qeybgalay Dekedda Muqdisho munaasabad lagu soo dhaweynayey Markabka ORUC REIS oo baaris ku sameynaya shidaalka dalkeenna ayaa xusay rajada…
Zelensky Anticipates Arrival of North Korean Troops in Ukraine Soon
Ukrainian President Volodymyr Zelensky has warned that Russia may deploy North Korean troops into combat as early as Sunday and has called for increased international pressure on both the Kremlin and Pyongyang.