RW Xamze oo weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha Jubaland
Nov 18 (Jowhar)-Ra'iisuo wasaare Xamze Cabdi Barre ayaa weerar culus ku qaaday madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe.
NISA oo qabatay ninka Shabaab u qaabilsanaa sameynta gaadiidka qaraxyada fuliya
Nov 18 (Jowhar)-Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa sheegtay in ay gacanta ku soo dhigtau xubin ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.
Guddiga doorashada Somaliland oo soo saaray war cusub
Nov 18 (Jowhar)-Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in ay soo dhamaadeen isu gaynta tirinta codadkii dhamaan gobollada Somaliland.
Expectations Rise as G20 Aims to Revive Stalled UN Climate Negotiations
Nations have returned to the stalled UN climate negotiations, with hopes that G20 leaders meeting across the globe can galvanize support for a deal benefiting poorer nations.
Israel oo duqeyn ku dishay afhayeenkii Xisbullah
Nov 18 (Jowhar)-Duqeyn naadir ah oo ay Israel Axaddii shalay ku garaacday bartamaha Beyruut ayay ku dishay afhayeenkii guud ee Xisbullah Maxamed Cafiif Al Naabulsi.
US. Officials Approve Ukraine’s Use of Weapons Against Targets in Russia
The Biden administration in the US has granted Ukraine permission to utilize American-made weapons for strikes deep within Russia, marking a notable shift in its stance regarding the Ukraine-Russia conflict, according to two US officials…
Evolving COP Dynamics Highlight Need for a More Agile Change Structure
Making efforts to keep the global temperature increase below 1.5°C is progressively becoming more challenging. A growing sense of urgency is emerging among the top United Nations advisers regarding this issue.
Xi Warns Biden That Taiwan Support is a ‘Red Line’ in Bilateral Relations
Chinese President Xi Jinping has cautioned the United States against crossing a "red line" in its support for Taiwan, while conveying to his counterpart Joe Biden that Beijing is open to collaborating with the incoming Donald Trump…
Guddiga doorashada Jubaland oo bilaabay habraaca xulista xildhibaanada Jubaland
Nov 17 (Jowhar)-Guddiga Doorashada iyo xuduudaha Jubbaland ayaa maanta bilaabay hirgelinta habraaca soo xulista Xildhibaannada Baarlamaanka Jubbaland.
Denmark oo ka falcelisay hadalkii wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya
Nov 17 (Jowhar)-Sida ay Ilo-wareedyo xilkas ah u xaqiijiyeen warbaahinta , Wasaaradaha Arrimaha Dibadda ee Denmark iyo Soomaaliya ayaa isweydaarsaday qoraallo rasmi ah, oo ku saabsan hadalki uu safiirka Denmark ku sheegay dal madax banaan…