Lafta-gareen oo kusoo biiray dadaalada lagu qancinayo Axmed Madoobe, si Villa Somaliya….
Oct 05 (Jowhar)-Dadaal xoog leh oo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe lagu qancinayo ayaa kasocda magaalada Muqdisho, kaasoo aan loo kala kicin tan iyo xalay.
Mareykanka oo duqeeyay saldhigyo Xuutiyiinta ay ku lahaayeen dalka Yemen
Oct 05 (Jowhar)-Millatariga Mareykanka ayaa sheegay in ay duqeymo cirka ah ku garaaceen bartilmaameedyo ay Xuutiyiinta Yemen ku leeyihiin magaalooyinka Sancaa iyo Xudeyda ee dalka Yemen.
Inquest Reveals Mike Lynch Drowned in Superyacht Sinking; Further Deaths Being Investigated
Tech mogul Mike Lynch tragically drowned, and the circumstances surrounding the deaths of three other British nationals are still under investigation following the sinking of the Bayesian superyacht off Sicily's coast, as detailed in a…
Shir ay Xasan Sheekh iyo Xamze la lahaayeen Axmed Madoobe oo fashil kusoo dhamaaday
Oct 05 (Jowhar)-Shir gaar ah oo xalay ay lahayeen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa natiijo la’aan ku soo dhammaaday.
Israel Strikes Hezbollah Intelligence Headquarters as Iran Vows Defiance
Israel has announced that it targeted the intelligence headquarters of Hezbollah in Beirut and is currently assessing the damage following a series of strikes on prominent figures within the group, which Iran's Supreme Leader has deemed…
UN Deems Civilian Casualties in Lebanon ‘Completely Unacceptable’
Israel announced that it had struck the intelligence headquarters of Hezbollah in Lebanon during the night, and was currently evaluating the damage after a series of attacks on prominent figures within the group. Iran's Supreme Leader had…
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo aan weli lagu heshiin
Oct 03 (Jowhar)-Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa waxaa maanta warbixin looga dhagaystay Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), isagoo faahfaahin ka bixiyay xaaladda guud…
Shir ku saabsan Howlgalka cusub ee Soomaaliya oo ka dhacay Washington
Oct 03 (Jowhar)-Kulan loogaga hadlayo amniga dalka Soomaaliya oo ay ka qeybgaleen shan dal oo dhinaca ammaanka ka caawiya Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada Washington.
Belgian Journalists Reported Safe Following Injuries in Beirut Bombing
Two Belgian journalists sustained injuries in Lebanon while covering the overnight airstrikes in Beirut, according to their employer, amid ongoing clashes between Israel and Hezbollah.
UK Transfers Indian Ocean Islands to Mauritius While Retaining Military Base
Britain has announced it will relinquish sovereignty over the Chagos Islands to Mauritius while maintaining what US President Joe Biden referred to as a "historic agreement" that allows for the retention of a strategic military base in the…