Increased Pressure on US Response Agency Amid Milton’s Approach
Hurricanes Milton and Helene are placing additional strain on the US federal government's emergency response agency, FEMA. The agency is already facing financial constraints, fueled by a politically motivated disinformation campaign and…
Xasan Sheekh iyo Isaias Afwerki oo wahadal gaar ah ku yeeshay Asmara
Oct 09 (Jowhar)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Asmara ee dalka Eritrea, halkaasoo ay uga bilaabatay booqasho qaadan doonta labo cisho, iyadoo safarkan uu yahay kii 7aad oo dalkaas ku tago tan iyo 15 May…
Israel mobilizes fourth army division for southern Lebanon campaign
Israel's military reported the deployment of a fourth army division into southern Lebanon, indicating an escalation of ground offensives against Hezbollah. They also stated that the successor to the Iran-backed group's recently killed…
Madaxweyne Xasan oo safar ugu ambabaxay dalka Eritrea
Oct 09 (Jowhar)Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa u ambabaxay dalka Eritrea.
Interpol Revives 46 Cold Cases to Identify Women’s Remains
Law enforcement agencies in six European nations, along with Interpol, are reexamining investigations into 46 women who were either murdered or died under dubious circumstances to facilitate the identification of their remains, the…
Baarlamaanka Soomaaliya oo la horgeeyay miisaaniyada dowladda ee sanadka 2025
Oct 09 (Jowhar)Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii labaad ee wadajirka ah ku yeeshau xarunta Golaha Shacabka,waxaana shir guddoomineysay Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee…
Top Court Approves Service Resumption for X in Brazil
Brazil's Supreme Court has allowed X to resume its services in the country after the social media platform changed its stance and began to adhere to court orders that billionaire owner Elon Musk had earlier pledged not to follow.
Madaxweyne Xasan oo ku wajahan xerada ciidamadda Mareykanka ee Balidoogle
Oct 09 (Jowhar)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku wajahan xerada Balidoogle ee ku taala gobolka Sh.hoose, halkaasoo Mareykanka ay ku tababaraan ciidamada Soomaalida.
Milton Strikes Category 5 as Florida Prepares for Upcoming Hurricane
Florida, battered by storms, is preparing for direct impact from Hurricane Milton, which has regained strength as a Category 5 storm. President Joe Biden urged residents to evacuate, warning that this could be the worst natural disaster to…
Mareykanka oo xiray nin taageersanaa kooxda Daacish
Oct 09 (Jowhar)-Hey’adda FBI-da Marykanka ayaa sheegtay Talaadadii shalay, inay soo xirtay nin u dhashay dalka Afgaanistaan oo ay saraakiishu sheegeen in uu taageersanyahay Ururka Daacish.