Israel oo 34 Falastiiniyiin ah ku dishay duqeymo ay ka fulisay magaalada Gaza
Sep 12 (Jowhar) Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay, in duqeyn ay ciidamada Israel ku garaaceen qeybo kala duwan oo ka tirsan Gaza Arbacadi lagu dilay, ugu yaraan 34 Falastiiniyiin ah.Duqeymahaasi ayaa lala beegsaday iskuul ay maamusho!--more-->…