Jabuuti oo ku dhawaaqday iney Bad siineyso Itoobiya, si loo yareeyo xiisadda Soomaaliya
Sep 02 (Jowhar) Dawladda Jubuuti oo isku dayaysa inay qaboojiso xiisadda u dhexeysa Soomaaliya iyo Ethiopia oo maalmahan sii xumaanayey ayaa u soo bandhigtay Ra'iisal wasaare Aby Ahmed qaab cusub oo ay ku heli karaan galaangalka badeed ee…