Ukrainian Forces Escalate Conflict with Russia: Ground and Air Strikes Prompt Fear of Wider War
Ukrainian forces have escalated their conflict with Russia by launching ground and air strikes against Russian positions. The ongoing conflict between the two countries has been simmering for years, but tensions have reached a boiling point…
Xasan Sheekh;”Dalka Doorasho qof iyo cod ayuu galayaa ka noqosho iyo ka tanaasulid…
Aug 09( Jowhar.com)-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka dalka isagoo qudbad ka jeediyay salaada Jimce ee maanta masjidka ku yaal gudaha xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho,waxaana uu…
Ciidamada Ukraine oo weerar dhulka iyo hawada ah ku qaaday Ruushka
Aug 09 (Jowhar.com)-Wararka ugu dambeeyay ee ka imanaya dagaalka u dhexeeya Ruushka iyo Ukraine ayaa sheegaya in diyaaradaha aan duuliyaha ahayn Ukraine gantaalo ku garaaceen gobolka Lipetsk ee dalka Ruushka.
Xiliga ay dib u bilaabanayaan wadahadaladii xabad joojinta Gaza oo la shaaciyay
Aug 09 (Jowhar.com)-Israel ayaa oggolaatay in 15-ka Agoosto dib loo bilaabo wadahadaladii xabad joojinta Gaza, sida ay dalbadeen dhexdhexaadiyeyaasha Mareykanka, Qatar iyo Masar, sidaasina waxaa sheegay xafiiska ra'iisul wasaaraha Benjamin…
The Somali Council of Ministers has approved the Law on Elections and the Law on Parties
Aug 08 (Jowhar.com) - The Prime Minister of the Somali government, Hamze Abdi Barre, today chaired the meeting of the Cabinet of Ministers, which was closely watched.
The interim government of Bangladesh will be sworn in today
Aug 08 (Jowhar.com) - Today, Thursday, the leaders of the interim government that will govern Bangladesh are scheduled to be sworn in after the fall of Sheikh Hasina's government, which ruled the country for the past 15 years.
Wararkii u danbeeyay Gabar Suxufiyad oo lagu weeraray magaalada Muqdisho
Aug 08 ( Jowhar) Weriye Aisha Abass Tahliil oo ka tirsan wargayska ugu afka dheer Muqdisho ee Xog-doon ayaa caawa abaaro 07:30 PM koox ku hubeysan bistoolado waxa ay ku weerareen degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay Sharciga Doorashooyinka iyo Sharciga Xisbiyadda
Aug 08 (Jowhar.com)-Ra'iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xamze Cabdi Barre ayaa maanta gudoomiyay shirka Khamiislaha e egolaha wasiirada, kaasoo si aad ah isha loogu hayay.
Dowladda ku meel gaarka ah ee Bangladesh oo maanta la dhaarinayo
Aug 08( Jowhar.com)-Maanta oo Khamis ah ayaa lagu wadaa in xilka loo dhaariyo madaxda dowladda ku meel gaarka ah ee maamuli doonta dalka Bangladesh, kaddib marki ay Axaddii hore dhacday dowladdii Sheekh Xasina, ee dalkaasi maamuleysay…
Egyptian government is sending troops to Somalia
Aug 07 (Jowhar.com) - Egypt is sending troops to Somalia to be part of the new operation of the African Union, which replaces the ATMIS operation in Somalia, the African Union announced.