Axmed Madoobe oo kormeeray deeganadii u danbeeyay ee laga xoreeyay Shabaab
Apr. 10 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta booqasho Ku tagay deegaanadii u danbeeyay ee laga xoreeyay kooxda Al-Shabaab ee katirsan Gobolka Gobolka Jubada Hoose.Deegaanada oo ay gacanta ku!--more-->…