Xasan iyo Xamze oo ka qeyb galay kulan lagu taageerayay qaadista cunqabateynta Hubka
Dec 06 (Jowhar.com)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad loogu mahad celinayay dowladihii codkooda ku taageeray go’aankii taariikhiga ahaa ee Golaha ammaanka…