Xasan Sheekh oo Salaada Ciidda ku tukaday Masjida Isbahaysiga
Mar 30(Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciiddul Fidriga, Kumannaan ka mid ah shacabka Soomaaliyeed, masuuliyiinta hay’adaha iyo…
Shariif Sheekh Axmed, Khayre iyo CC Warsame oo soo dhaweeyay gogosha uu dhigay madaxweyne Xasan
Mar 30(Jowhar) Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Ahmed, Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Kheyre iyo Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur ayaa soo dhoweeyay gogosha wadatashi ee Madaxweyne Xasan Sheekh ku baaqay, ayna tahay tallaab dhanka wanaagsan…
Rescue Efforts Underway for Survivors of Myanmar Earthquake
Residents desperately searched through the rubble of collapsed buildings for survivors as aftershocks continued to shake the devastated city of Mandalay, two days following a catastrophic earthquake that claimed the lives of over 1,600…
Vance Criticizes Denmark for Failing to Protect Greenland from Russia and China
The US Vice President, JD Vance, criticized Denmark during his trip to Greenland, claiming that it has failed to adequately protect the semi-autonomous Danish territory and its citizens from incursions by China and Russia.
The Future of Opposition Protests in Turkey: What’s Next?
Demonstrators have assembled in Istanbul for a significant rally backing the city's mayor, Ekrem Imamoglu, who was apprehended by authorities on March 19 on accusations of corruption and terrorism support, both of which he refutes.
Will Trump’s Team Emerge Unscathed from ‘Signalgate’?
These were just a few of the phrases used by US President Donald Trump and his allies to minimize the unintentional inclusion of a journalist in a chat group comprising over a dozen high-ranking US officials discussing military strategies…
Xasan Sheekh;”Waxaan gogol u fidinayaa Siyaasiyiinta iyo hogaamiyaasha bulshada”
Mar 29(Jowhar)-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay Munaasabadda Ciidul Fitriga ayaa ku dhawaaqay inuu gogol u fidinayo Hoggaamiyeyaasha Siyaasadda iyo kuwa Bulshada, si aragtidooda iyo dadaalkooda qeyb uga noqdo dagaalka…
Dowlada Soomaaliya oo ku shaacisay in berri ay tahay Maalin Ciid ah
Mar 29(Jowhar)-Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in maalinta Berri ee Axad ah 30-ka Maarso 2025 ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul fitriga,kadib markii laga arkay bisha Shawaal gudaha dalka Soomaaliya.
Up to 900 Jobs at Risk Due to Cuts in International Aid
The Irish aid organization Goal has stated that over 900 of its employees, including 28 located in Ireland, are at risk of job loss due to cuts in international aid funding.
Safiirada Mareykanka iyo Ingiriiska oo cadaadis Diblomaasiyadeed saaraya Madaxweyne Xasan
Mar 29(Jowhar) Ilo diblomaasiyadeed oo lagu kalsoon yahay ayaa inio xaqiijiyey in safiirrada Mareykanka iyo Ingiriiska ay shalay kulan gaar ah la yeesheen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyaga oo ku boorriyey in la furo saaxadda…