Ukraine Describes US Discussions as “Productive and Focused”
Officials from the US and Ukraine have concluded "productive and focused" discussions in Saudi Arabia aimed at de-escalating the conflict with Russia, whose representatives are scheduled to engage in separate talks with the US.
Imprisoned Istanbul Mayor Vows to Stand Firm Despite Court Ruling
Istanbul's Mayor, Ekrem İmamoğlu, stated that he will not yield following a court ruling to jail him pending trial amid a corruption investigation.
Gudoomiye Mohammed Ali Yusuf dhiig cusub ma ku shubi karaa Midowga Afrika?
Mar 24(Jowhar)-Dad badan waxay u haystaan in Maxamuud Cali Yusuf yahay Soomaali, laakiin xaqiiqada ayaa ah inuu ka soo jeedo qowmiyada Canfarta ee degta seddex xagalka Jabuuti, Eretaria, iyo Itoobiya.
Walow uusan Soomaali ahayn wuxuu si…
Canadian Prime Minister Carney Calls for Immediate Election
The newly appointed Canadian Prime Minister Mark Carney has announced a snap election scheduled for 28 April, citing the necessity of a strong mandate to address the economic threats posed by US President Donald Trump's tariffs.
Trump oo kala noqday Amniga Kamala Harris iyo Hillary Clinton
Mar 23 (Jowhar)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa kala noqday ogolaanshiyaha amniga madaxweyne ku xigeenkii hore Kamala Harris, xoghayihii hore ee arrimaha dibadda Hillary Clinton iyo dhowr qof oo kale falalkiisii ugu dambeeyay ee…
Trump Revokes Security Clearances for Kamala Harris and Hillary Clinton
U.S. President Donald Trump has revoked security clearances for former Vice President Kamala Harris, former Secretary of State Hillary Clinton, and several others in his latest actions against Democratic rivals.
Xasan Sheekh oo la kulmay Guddoomiyaha Midowga Afrika
Mar 23 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Mudane Mahamoud Ali Youssouf oo ay isla garteen xoojinta xiriirka…
Madaxii Siyaasada Xamaas oo duqeyn lagu diley
Mar 23 (Jowhar)-Duqeymo cirka ah oo ay Israa’iil ka geysatay magaalada Khan Younis ee koonfurta Qaza ayaa lagu dilay hoggaamiyihii ugu sarreeyay siyaasadda Xamaas Salah al-Bardaweel, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan Xamaas.
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Guddomiyaha midowga Afrika
Mar 23 (Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiska ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, oo maanta booqasho shaqo oo laba…
EU Defense: The Cost of the Russian Threat
Europe is initiating an extensive spending initiative comparable to the nearly trillion euro response to the Covid pandemic.A great deal of the rhetoric reflects the existential threat that the pandemic posed.