Abiye Axmed oo beri kusoo wajahan Muqdisho iyo duulimaadyada qaar oo la hakiyay
Feb 26(Jowhar)Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa berri booqasho rasmi ah ku imaanaya magaalada Muqdisho, kaasoo jawaab u ah safarkii Madaxweyne Xasan Sheekh uu horraantii sanadkan 2025 ku tagay Addis Ababa, kaddib Baaqii Ankara…