Dowladda Soomaaliya oo qaaday talaabo deg deg ah kadib khasaaraha roobka deyrta
Nov 06 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan deg deg ah la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed, kaas oo looga jawaabayo dhibaatooyinka ay sababeen roobabka dayrta ee…