Israeli Delegation Travels to Qatar for Gaza Ceasefire Discussions
Israel is expected to dispatch a delegation to Doha for a new set of discussions aimed at prolonging a tenuous ceasefire in Gaza, following the decision to cut off the electricity supply as a means to exert pressure on Hamas.
Dowladda Soomaaliya oo digniin adag u dirtay dadka ku sugan deegaanada Shabaab
Mar 10 (Jowhar)-Dowladda Federaalka waxay bixineysaa digniino ku aaddan in dadka rayidka ahi ay ka fogaadaan meel kasta oo kooxaha argagixisada ay ka ag dhow yihiin, si aysan waxyeelo uga soo gaarin duulaanka ku wajahan.
NISA oo sheegtay in duqeyn lagu burburiyay buundo ay isticmaalayaan Alshabaab
May 09 ( Jowhar)- Qoraal ka soo baxay Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in duqeyn lagu burburiyay buundo macmal ahayd oo ay Alshabaab ka dhisteen wabiga Shabelle.
Madaxweyne Xasan oo kulan Afur ah la qaatay qaar kamid ah culimada Soomaaliyeed
Mar 09 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan afur ah kula qaatay culimada Soomaaliyeed, isaga oo la wadaagay muhiimadda isku xirnaanta culimada, shacabka iyo…
Syrian President Calls for Unity Amid Reports of Mass Killings in Idlib
Mar 09 (Jowhar)-Syrian President Ahmed al-Sharaa has called for unity in the war-torn country after reports of mass killings in the northern province of Idlib. The Syrian government has been accused of carrying out a series of massacres in…
Agaasime Mustaf Dhuxulow oo furay tababar ku saabsan Dhaqan-gelinta Shuruucda HSJ
May 09 ( Jowhar) Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa si rasmi ah u furay tababar ku saabsan fahamka iyo dhaqan-gelinta shuruucda Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ).
Wasiir Roobow oo ka hadlay Suurta galnimada in Shabaab dalka ay qabsadaan
Mar 09(Jowhar)Wasiir Mukhtaar Roobow ayaa si kulul uga hadlay hadal heynta baryahan soo badatay ee ku aadan in kooxda Al-shabaab ay qabsan karto magaalada Muqdisho.
Hormuud Salaama Foundation oo Deeq Lacageed gaarsiisay Haween Danyar ah
Mar 09(Jowhar)Hay'adda Hormuud Salaama Foundation ayaa maanta deeq Lacageed ku wareejisay haweenka danyarta ah ee ku nool gobolka Banaadir.
Jubaland oo xukun ku riday askar hub ka iibin jirtay koxoda Al-shabaab
Mar 09(Jowhar)Maxkamada Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Jubbaland ayaa Maanta Xukun kasoo saartay kiiska eedaysanayaasha kala ah: Maxamed Aadan Sahal iyo Muuse Maxamed Nuur oo kamid ahaa Ciidamada Jubbaland kuna eedeysan la…
Inkabadan 1000 qof oo lagu dilay Suuriya laba cisho gudeheed
Mar 09(Jowhar)Kooxaha xuquuqda aadanaha ee kor kala socda xaaladda Suuriya ayaa Sabtidi sheegay, in ugu yaraan 1,000 qof lagu dilay isku dhacyo labadi maalin ee lasoo dhaafay ka dhacayay qeybo ka mid ah dalka Suuriya.