Rooble oo faray laamaha ammaanka in ay qaadaan tallaabo dheeri ah oo lagu sugayo ammaanka
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Roble ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray hay’adaha amniga dalka, kadib falalkii argagixisadu xalay ka geysteen qeybo ka mid ah Muqdisho, isagoo faray hay’adaha amnigu in ay qaadaan tallaabooyin…