Halyeygii feerka ee George Foreman ayaa geeriyooday isagoo 76 jir ah
Mar 22 (Jowhar)-Feeryahan George Foreman, oo caan ku ahaa soo laabashadiisa cajiibka ah ee ciyaaraha, kaasoo dib u helay horyaalka feerka miisaanka culus isagoo 45 jir ah, ayaa geeriyooday isagoo 76 jir ah, sida laga soo xigtay qoyskiisa.!--more-->…