Qaali Cali Shire oo ku guuleysatay doorashada kursiga HOP#060

Doorashada aad u xiiso badan oo ay ku tartameen afar dumar ah xalay ayaa waxaa ku guuleysatay kursiga HOP#060 Qaali Cali Shire kadib markii ay ka guuleysatay xildhibaan Ubax Tahliil oo muddo siddeed sano ah ku fadhidey kursigaas.

Doorashadan ayaa wareeg labaad lagu kala guuleystey kadib markii ay heshay Qaali Cali Shire codad gaaraya baxay ayaa 61 cod, halka Ubax Tahliil Warsame ay heshay 40 cod.

Kursigan ayaa doorashadiisa waxa ay dhacday xilli habeenimo ah waxaana ku tartamay.

1-Ayaan Xasan Xuseen
2-Hodan Cabdi Shire
3-Ubax Tahliil
4-Qaali Shire

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More