Qaraxyo iyo Rasaas xooggan oo lagu weeraray mid kamida hoteelada ku yaala Liid

Ciidamadda dowladda iyo rag hubeysan oo ku dagaalamay magaalada Muqdisho

Jun. 09 (Jowhar.com)-Qaraxyo iyo rasaas xigay ayaa laga soo wariyay degmadda Cabdicasiis gaar ahaan aagga xeebta Liido ee caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. Wali ma cada khasaaraha.

Warar horudhac ah oo laga helayo qaraxyada iyo rasaasta aagga xeebta Liido ayaa sheegaya in uu yahay weerar toos ah oo dabley hubeysan loona maleynayo Al—Shabaab ay ku galeen hotel aaggaas ku yaalla.

Laamaha ammaanka ayaan wali soo saarin wax warbixin. Khasaaro kala duwan ayaa lasoo warinayaa.

Fahfaahinta kula soco wararkeena dambe ee Jowhar.com

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More