Browsing

Gallery

Saciid Deni oo booqday Dekeda Garacad

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa maanta safar ku tagay magaalada Garacad ee Gobolka Mudug, isagoo kormeeray dhismaha Dekeda Garacad oo heer gabgabo mareysa, waxaana uu boggaadiyay howsha ballaaran ee ka socota Dekeda.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More