Xukun Dil ah oo lagu riday askari dilay wiil la dhashay taliyaha Guriceel

Nov 15 (Jowhar.com)-Maxkamada Ciidama Qalabka sida ayaa xukun dik ah ku ridey Dabel NISA C/salaam Axmed Cali, kadib markii ay ku cadaatay in uu si bareer ah u dilay Marxuum Cabdullaahi Cali Hudeey Taariikhdu markey ahayd tobankii bishan.

Xukunka qisaasta ah ayaa lafilayaa in lagu fuliyo xukunsanaha sida ugu dhaqsiyaha badan,

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More