SOMALI NEWS
RW Xamsa oo kulan la qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Kenya
May 07 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Kenya, ayaa kala hadlay kaalintooda ku aaddan dib-u-dhiska iyo horumarka…
Ha’yada Amnesty oo ku eedeysay Dowlada Soomaaliya in duqeyn ay ku dishey dad rayid ah
May 07 (Jowhar.com)-Warbixin ay soo saartay Hay’adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Amnesty International ayay ku sheegtay in duqeymo mataano ah oo ay fuliyeen militariga Soomaaliya, oo adeegsanaya diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Turkiga,…
Vladamir Putin oo markii shanaad loo dhaariyay Madaxtinimada Ruushka
May 07 (Jowhar.com)-Vladimir Putin ayaa loo dhaariyey markii shanaad xilka madaxweynaha Ruushka isgoo xilka hayn doona lixda sano ee soo socota.Qudbad kooban oo uu dhaarinta kadib jeediyay Madaxweyne Putin ayaa sheegay in shacabka Ruushka…
Ra’iisul wasaare Xamze oo Nairobi kula kulmay madaxweyne kuxigeenka dalka Kenya
May 07 (Jowhar.com)- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamze Cabdi Barre, ayaa magaalada Nairobi waxa uu kulan gaar ah kula yeeshay madaxwayne ku xigeenka Kenya, Rigathi Gachagua.
Shirweyne ku saabsan Maareynta Hubka iyo Walxaha Qarxo oo ka furmay Muqdisho
May 07 (Jowhar.com)- Wasiir kuxigeenka Wsaaradda Gaashaandhigga XFS C/fitaax Qaasim ayaa manta magaalada Muqdisho wuxuu ka furay Shirweyne ku saabsan Maareynta Hubka, Rasaasta, iyo Walxaha Qarxo,kaas oo socon doono muddo labo maalin ah.
World News
Liberia Drug Enforcement Agency Vows No Mercy for Big Players in Drug Trade,…
Monrovia — Authorities of the Liberia Drug Enforcement Agency (LDEA) have vowed to intensity their crackdown on the…
Tanzania: Kenya and Tanzania Face ‘Humanitarian Crisis’ Amid…
The death toll from weeks of devastating rains and floods had risen to 228 in Kenya, as authorities in the country…
Nigeria: Joint Statement On the 2024 U.S.-Nigeria Binational Commission
The text of the following statement was released by the Governments of the United States of America and the…
South Africa: Tributes Pour In for South African Actor Mpho Sebeng After Tragic…
South African actor Mpho Sebeng tragically passed away in a car accident on Sunday morning in Potchefstroom. The…
Chad Votes in First Sahel Presidential Poll Since Wave of Coups
Chadians go to the polls on Monday three years after their military leader seized power, in the first presidential…
Kenya: Rescue Teams Turn to Choppers and Speed Boats Evacuate Flood Victims
Nairobi — State-owned and private hired helicopter and speed boat are turning out to be the most preferred to save…
African Countries Can’t Resolve Their Debt Crisis Under a System Rigged…
The debt situation in many African countries has escalated again to a critical juncture. Twenty are in, or at risk…
Nigeria’s Minimum Wage Has Never Protected Workers From Poverty –…
Wages have become the top issue for Nigeria's organised labour movements in the past year. Reacting to recent…