Gudoomiyihii hore ee degmada Kaxda oo xil looga magacaabay gobolka Sh.Hoose.
Jan. 08 (Jowhar.com)- Gudoomiyaha gobolka Sh.Hoose Ibraahim Najax ayaa xilkii ka qaaday gudoomiyihii deegaanka Jazeera Cismaan Maxamed Nuur, isagoo xilkaasina shaqsi kale u magacaabay.