Shaqaalaha dowladda Mareykanka oo laga mamnuucayo isticmaalka TikTok.
Dec. 16 (Jowhar.com)-Afhayeenka Aqalka Wakiillada Mareykanka Nancy Pelosi ayaa taageertay in lagu daro doodda miisaaniyadda maaligelinta dowladda Federaalka sharciga uu ansixiyay Aqalka Sare ee Senate-ka toddobaadkan, kaas oo ka mamnuucaya…