Dowladda oo bilaabeysa dagaal ka dhanka ah Musuq Maasuqa.
Dec. 18 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalmiga ah ee La-Dagaallanka Musuq-maasuqa, ayna soo qabanqaabisay Wasaaradda Caddaaladda iyo…