Madaxweyne Cagjar oo sheegay in 600 Shabaab ah ay ku dileen dagaaladii Xadka.
July 31 (Jowhar.com)-Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustaf Cagjar ayaa markii u horeysay si faahfaahsan uga hadlay khasaaraha Shabaab ay ku gaarsiiyeen saddexdii dagaal ee u danbeeyay ee ciidankooda iyo Shabaab ku dhexmaray xadka.