Ra’iisul wasaare Xamse oo ka hadlay qarixii Baydhabo ee lagu dilay wasiir ka tirsan K/Galbeed.
July 29 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka argagixiso ee maanta lagu dilay Wasiirkii Caddaaladda Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed (AUN) Shiikh Xasan…