Golaha shacabka oo loogu baaqay ineysan ansixin wasiiradda cusub ee Soomaaliya.
August 03 (Jowhar.com)-Xildhibaan hore Idiris Cabdi Dhakhtar oo kamid ahaa baarlamaankii 10-aad ee Soomaaliya ayaa dhaliilay hanaanka uu ra'iisil wasaare Xamse u maray magacaabista golaha wasiirada cusub ee dalka.