Safiirka Mareykanka oo ka hadlaya talaabada ay qaadayaan hadaan beri la soo dhameystirin…
Mar 14 (Jowhar.com) –Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Larry André ayaa soo bandhigay talaabooyinka ay qaadayaan hadii maalinimada beri ah aan la soo dhameytirin xildhibaanada harsan ee golaha shacabka.