NISA oo sheegatay inay howlgal qorsheysan ku dishay 12 dagaalame oo ka tirsan Alshabaab
Qoraal kooban oo ay soo dhigtey barteeda Twitterka ayay hay'adda NISA ku sheegtay inay howlgal gaar ah oo ay fuliyeen ay ku dileen 12 sarkaal oo ka tirsan Alshabaab.
Howlgalkan oo aan la sheegin halka uu ka dhacay ayaa lagu sheegay in…