Maamulihii Iskuulka Deyniile oo lagu dilay qarax ka dhacay Muqdisho.
Mar 15 (Jowhar.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax ka dhacay xaafadda Bangala lagu dilay maamulihii Iskuulka Deyniile Daahir Xasan Tooxow oo ku magac dheeraa Daahir Digdigle.