Ra’iisul Wasaare Rooble oo gaaray magaalada Jabuuti (Sawiro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Djibouti ee caasimadda Djibouti, halkaas oo uu ku soo xiri doono Madasha Aragti Wadaagga Heritage.