Ciidamada magaalada Jigjiga oo xabsiga dhigey waalidiinta Wasiirkii hore ee Haweenka Itoobiya Filsan…
Ciidamada ammaanka ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta oo Arbaco ah xabsiga dhigay waalidiinta wasiirkii hore ee Haweenka iyo carruurta Itoobiya Filsan Axmed oo dhawaan iska casilay xukuumadda Federaalka.